Iftiin FM
IFTIIN FM: Maxay tahay sirta ka dambeysa qurxiinta haweenka.
Barnaamijka amuuraha haweenka ee toddibaadka ayaa waxaan diirada ku saareyna qurxinta haweenka ama cilaan saarka. Iddacada IFTIIN FM ayaa booqatay qar ka mid ah Saloonyada ku yalla caasimada Nairobi. Shaqooyiinka […]
IFTIIN FM: Barnaamijka Diinta iyo Musuq Maasuqa.
Barnamijka ayaa wuxuu kusabsan yahay diinta islaamka qaabka ay ugu soo horjeedo musuqa maasuqa .Diinta islaamka ayaa waxay sii buuxda ula dagaalameysa laalush-ka iyo musuqa maasuqa . Waryaheena Mohamed Elmi […]
IFTIIN FM: Wax soo saarka beeraleyda ayaan waxan ku eegeyna faaidooyinka Shiinada.
Barnaamijka toddobaad laha ah ee wax soo saarka beeraha ayaan diirada ku saareyna faaidooyinka Shiinada, Iyada oo ay aad u badatay baahida loo qaba isticmaalka malabka shiinida ayaa waxa soo […]
IFTIIN FM: Barnaamika caafimaadka wadnaha
Toddobaadka ayaa wxaan barnaamijka caaafimaadka ku egeyna caaafimaadka wadnaha iyo cudurada ku dhaca wadnaha. Iyada oo sido kale aynu ku falanqeyn doono ka hortaga iyo daaweynta cudurada wadnaha. Wariyaha idaacada […]
IFTIIN FM: Wax ka baro Dastuurka dalka Kenya.
Barnaamijka Baro Dastuurka ayaan toddobaadkan ku eegeyna wax qabadka maxkamada khaadiga ee u addeegto danaha Muslimiinta. Barnaamijka waxa marti ku haya , Garsoore, Sheikh Abdul-Aziz Maalim Mohamed.
IFTIIN FM: Hoggamiyayasha haweenka ee ismaamulka Garissa oo ka hadlay cudurka Covid-19.
Haweenka hoggamiyayasha iyo kuwa mutadawiciinta ah ee ismaamulka Garissa ayaa boogaadiyay dadaalada ay dowladda ku xakameyneso cudurka Covid-19. Haweenka ayaa dhanka kale baaq u diray dowlada deganka ismaamulka Garissa.
IFTIIN FM: Barnaamijkan waxan diirada ku saareyna waxbarashada gobolka woqoybari ee dalkani Kenya.
waxbarashada gobolka woqoybari ee dalkani Kenya ayaa waxan ku eedeyna caqabadooyinka haysta ardayda iyo macaalimiintooda iyada oo ay sii kordhayaan cabashooyinka ay soo jeedinayaan.
IFTIIN FM: Barnaamijka dhibaatada ay la kulmaan ubadka aan qaangaarka aheyn.
Barnaamijka dhibaatada ay la kulmaan ubadka aan qaangaarka aheyn.
IFTIIN FM: Barnaamijka sirta horumarka noolasha iyo MESHIMIWA ABDIKADIR ORE.
Barnaamijka sirta horumarka noolasha ayaa waxan diirada ku saarna sirta ka dambeeysa horumarka ay gaareen hoggaamiyayasha siyasadeed ee gobolka woqoybari ee dalka sida Garissa, Wajir, Mandera iyo deeganada qar. Barnaamijka […]
IFTIIN FM: Taarikhda gobolka NFD
Barnaanmijkan ayaa waxan diirada ku saari doona taarikhda gobolka NFD. Wariyahayaga Suleiman Bukhari ayaa wareysi gaar ah la yeeshay taariikhyahannada kala ah Dubat Ali Camey iyo Adan Makina oo ku […]