IFTIIN FM: xatooyada caruurta waa arrin kusoo badatay Soomaalida. Ma sabab uu ah?

Xatooyada Caruurta waa fal ugub ku ah taariikhda ummadda Soomaaliyeed.

Waxaa la yiri “Wax la arag waxna noo laaban” oo loola jeedo wax aan hore loo arki jirin oo soo kordhay oo la yaab ku noqday dadka ..taas waxaan ula jeednaa

falal aan hore loo aqoonin oo maanta Soomaaliya laga maqlo  oo noqday kuwo dhegaha dadka ku soo noqnoqda .

Waxaa la maqlayaa kufsi ..iyo xatooyo caruur..iyadoo baraha bulshada iyo warbaahinta kaleba si joogta ah ay uga soo muuqanayaan caruur la baafinayo oola la’ yahay  halka meelaha qaar la soo tabinayo dad lagu qabanayo caruur ay xadayeen.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *