IFTIIN FM: Maxaa loo aaneyn karaa kufsiga ku soo badanaya bulshada Soomaaliyeed?

Waxaa sare u sii kacaya tirada kufsiga ee loo geystay gabdhaha iyo wiilasha yaryar, taas oo hadda gaartay heer ay qeylo dhaan ka muujiyaan ururada u dooda xuquuqda dumarka iyo carruurta. Barnaamijka waxan ku wareysanay Salah Yussuf ( Mwalimu moja) oo ku taqaasuusay arrimaha bulshada.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *