IFTIIN FM: Waa maxay Cudurka gaaska/gaastariik

Waa maxay cudurka Gaaska? Maxa sababa? Sideed uga hortagi kartaa xanuunka Gaaska? Dhamaan su’aalahan iyo kuwa kale oo badan ayaan kaga jawaabi donaa barnaamijkan caafimaadka waxaana marti ku ah DR. Ahmed Ali Hashi (DR.Waxaaf). H.pylori badanaa wax samayn caafimaadaro ah ma gaysto balse xiliyada qaar ayu sababa in ay dhaawaco nabarna ku sameeyo gidaarada caloosha iyo mandhicirada.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *