IFTIIN FM: Toban sano kadib ma kula tahay in wadamada carabka ay horumar gaareen?

Dhageyso barnamij gaar ah oo kusabsan tobonka sano ee ka soo wareegatay kacdoonkii ka dhacay wadamada islamka . iyadoo dalalka qaarkood ee carabta ay ka dhaceen kacdoon iyo isbadalo dhanka siyaasadda ayaa weli waxaa taagan suasha ah in shacabka wadamadani ay gaareen halkii ay higsanayeen. Barnamijkani ayaa waxaad ku dhageysan doontaan caqabadooyinka iyo waxyaabaha ragaadiyey wadamada carabta.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *