IFTIIN FM: Maxa ka ogtahay Ayaxa ku habsaday Garissa, Wajir iyo Mandera?

Barnaamijkan gaarka ah ayaa waxa ku eegi doona saameeynta iyo deeganada gobolka waqoybari ee Kenya ee uu ku habsaday Ayaxa. CEC Mohamed Shale oo ah wasiirka wasaarada beeraha iyo xanaanada xoolaaha ee ismaamulka Garisaa ayaa ka warbixinaya Ayaxa ku habsaday Garissa, Wajir iyo Mandera.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *