IFTIIN FM: Ma haboon tahay in la soo celiyo garaaca ardayda skoolka?

Tan iyo markii Iskuulada dib loo furey waxaa Iskuulada kusoo badanaayey ardeyda iskuulada gubaaya iyo weliba kuwa macalamiinta dhaawacyo u geysanaayey. Barnaamijkan ayaa waxan diirada ku saareyna dooda ah in la soo celiyo edbit ardayda skoolada iyo in kale. Barnaamijkan waxa marti ku ah macalimad ka hawlgasha mid ka mid ah skoolda ku yalla magaalada Wajir.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *