IFTIIN FM: Maxay tahay sirta ka dambeysa qurxiinta haweenka.

Barnaamijka amuuraha haweenka ee toddibaadka ayaa waxaan diirada ku saareyna qurxinta haweenka ama cilaan saarka. Iddacada IFTIIN FM ayaa booqatay qar ka mid ah Saloonyada ku yalla caasimada Nairobi. Shaqooyiinka ugu weyn ee ay qabtan waxa ka mid ah qurxiinta aroosyada, cilaan saarka, qurxinta timaha haweenka iyo qar kale oo badan.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *