IFTIIN FM: Barnaamijka Diinta iyo Musuq Maasuqa.

Barnamijka ayaa wuxuu kusabsan yahay diinta islaamka qaabka ay ugu soo horjeedo musuqa maasuqa .Diinta islaamka ayaa waxay sii buuxda ula dagaalameysa laalush-ka iyo musuqa maasuqa .

Waryaheena Mohamed Elmi ayaa barnamijka ku wareysanaya Sh Cabdullahi Yusuf.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *