IFTIIN FM: Wax soo saarka beeraleyda ayaan waxan ku eegeyna faaidooyinka Shiinada.

Barnaamijka toddobaad laha ah ee wax soo saarka beeraha ayaan diirada ku saareyna faaidooyinka Shiinada, Iyada oo ay aad u badatay baahida loo qaba isticmaalka malabka shiinida ayaa waxa soo baxaya faaidooyin dhanka caafimaadka ah oo loo addeegsado malabka. Wareyaha IFTIIN FM, Abdiqani Mohamed weryssi la yeeshay gaar ka mid dadka ka ganacsada Malabka Shiinada.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *