IFTIIN FM: Barnaamika caafimaadka wadnaha

Toddobaadka ayaa wxaan barnaamijka caaafimaadka ku egeyna caaafimaadka wadnaha iyo cudurada ku dhaca wadnaha. Iyada oo sido kale aynu ku falanqeyn doono ka hortaga iyo daaweynta cudurada wadnaha. Wariyaha idaacada IFTIIN FM, Suleiman Bukhari ayaa wareysi la yeeshay digtoore ku taqaasuusay cudurada halista ah ee ku dhaca wadnaha.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *