IFTIIN FM: Wax ka baro Dastuurka dalka Kenya.

Barnaamijka Baro Dastuurka ayaan toddobaadkan ku eegeyna wax qabadka maxkamada khaadiga ee u addeegto danaha Muslimiinta. Barnaamijka waxa marti ku haya , Garsoore, Sheikh Abdul-Aziz Maalim Mohamed.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *