IFTIIN FM: Hoggamiyayasha haweenka ee ismaamulka Garissa oo ka hadlay cudurka Covid-19.

Haweenka hoggamiyayasha iyo kuwa mutadawiciinta ah ee ismaamulka Garissa ayaa boogaadiyay dadaalada ay dowladda ku xakameyneso cudurka Covid-19. Haweenka ayaa dhanka kale baaq u diray dowlada deganka ismaamulka Garissa.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *