IFTIIN FM: Barnaamijka sirta horumarka noolasha iyo MESHIMIWA ABDIKADIR ORE.

Barnaamijka sirta horumarka noolasha ayaa waxan diirada ku saarna sirta ka dambeeysa horumarka ay gaareen hoggaamiyayasha siyasadeed ee gobolka woqoybari ee dalka sida Garissa, Wajir, Mandera iyo deeganada qar. Barnaamijka waxa marti ku ah xildhibaanka hore ee degaan barlamaaneedka galbedka Wajir Abdikadir Ore.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *