IFTIIN FM: Taarikhda gobolka NFD

Barnaanmijkan ayaa waxan diirada ku saari doona taarikhda gobolka NFD.

Wariyahayaga Suleiman Bukhari ayaa wareysi gaar ah la yeeshay taariikhyahannada kala ah Dubat Ali Camey iyo Adan Makina oo ku xeel dheer arrimaha gobolka woqoybari ee dalkani Kenya.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *