Iftiin Fm: Maxaa sabab u ah biyo la,aanta ka jirto qar ka mid ah deeganada dhaca ismaamulka Garissa.

Biya la,aan bahsan ayaa laga soo tabinaaya deegano ka tirsan ismaamulka Garissa.
Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka ayaa balan_qaadyo badan u sameeyay shacabka degaankasi hasa yeeshe majirto wax qabad muuqda oo dhanka ah biyaha ah oo ay u qabteen shacabka.