Iftiin Fm: Haweenka Soomaaliyeed horumar maka gaari karan waxbarashada. Halkan hoose ka dhageyso Barnaamijka Haweenka.

Barnaamijka Haweenka ee ka baxa idaacadda Iftiin Fm ayaa waxaan ku eegna horumarada haweenka Soomaaliyeed ay ka gaareen noolasha.
Barnaamijkan ayaa sido lagu lafa gura danta haweenka.