Iftiin Fm: Kansarka Nasaha Iyo Calamadaha Lagu Garto.

Kansarka naasuhu waa buro malignant oo ka bilaabata unugyada naaska iyadoo si tartiib tartiib ah ku fidi karaan qaybaha kale ee jirka. Calaamadaha iyo astaamaha  lagu garto waxaa ka mid ah xanuun lafaha, lalabo, miisaan lumis, madax xanuun, aragga oo labalaabma, tabardaro murqaha ah iyo rabitaanka cuntada oo luma.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *