Iftiin Fm: Wax ka baro Teknoolijiada casriga ah ee dunida maanta.

Barnaamijkan gaarka ah ee Teknoolijiada ayaa waxan kugu soo gudbin doona muhiimada iyo isticmaalka teknoolijiada casriga ah ee dunida maanta.
Barnaamijka Teknoolijiada ayaa waxa marti inoogu ah Mohamed Shariff oo ah qaabir ku taqaasuusay Teknoolijiada.