Iftiin FM: Somaliland Marks 60 Years

Idaacadda iftiin fm ayaa waxay wareysi gaar ah oo la yeelatay wakiilka Soomaliland ee dalkani kenya Bashe Awil Omar
Danjire Bashe Awil Omar ayaa waxaa uu ka hadlaya arrimo dhowr ah oo ka socda gudaha Soomaliland .
Waryaheena Suleiman Bukhari ayaa qaadka telefoonka ku wareysatay danjirahani oo ku sugnaa magaalada Dubai.
Idaacadda iftiin fm ayaa waxay wareysi gaar ah oo la yeelatay guddomiyaha xarunta dhaqaanka Caasimadda Hargeysa ee Soomalilaand Dr. Jama Muse Jama.